(Sawirro) Dayuurad ay leedahay Shirkadda Ethiopian Airlines oo ku dhacday..

Dayuurad ay leedahay Shirkada Ethiopian Airlines ayaa ku dhacday Garoonka dayuuradaha magaalada Jubba ee caasimada dalka koonfurta Sudan. Dayuuradan oo nooceedu ahaa Bombardier Dash-8 tirsiga duulimaadkeeduna ahaa ET-357 ayaa ku dhacday Garoonka dayuuradaha Jubba ka dib markii ay dhabaha orodka ka ka baxday Waxay ku sii jeeday magaalada Addis ababa wararka ayaana sheegaya in wax … Continue reading (Sawirro) Dayuurad ay leedahay Shirkadda Ethiopian Airlines oo ku dhacday..